settings icon
share icon
Su’aal

Muxuu Baybalka ka dhahay galmada guurka ka hor / guurka ka hor jiray?

Jawaab


Baybalka ma siiyuaa barasho cad ee haddii xaywaanada guriga/xayawaanada waxay leeyihiin “ruux” ama haddii xaywaanada guriga/xayawaanada ee galaya janada. Si kastaba, waxaan isticmaali karnaa mabaadi’da baybalka si loo hormariyo qaar ka mid ah cadeyntar maadada. Baybalka wuxuu sheegayaa in labadaba raga (Bilowgii 2:7) iyo xayawaanada (Bilowgii 1:30; 6:17; 7:15, 22) leeyihiin “neefsiga nolosha”; taasi waa, labadaba ragga iyo xayawaanada waa nooloyaal. Kala duwanaanshaha koowaad ee u dhaxeeyo aadanaha iyo xayawaanada waa mida aadaninnimada waxaa lahu sameeyay sawirka iyo u eklaanshaha Illaah (Bilowgii 1:26-27), iyada oo aan xayawaanada aheyn. Laga sameeyay sawirka iyo u ekaanshaha Illaah waxay la micntahay waa sida Illaah oo kale, awoodo cibaadeysiga, oo niyada ku hayo, dareenka, iyo wuxuu, oo waxay qeyb ka heleysaa qaar ka mid ah ahaanshahooda dhimishada kadib. Haddii xaywaanada guriga/xayawaanka waxay leeyihiin “ruux” ama qeybta aanan qiimaha laheyn, waa inay sidaas darteeda noqotaa tayop kala duwan iyo ka yar “tayada.” Kala duwanaanshahaan waxay si suurtogal ah waxay la micna tahay in xaywaanada guriga/xayawaanada “ruuxa” ma sii joogteeyaan jiritaanka dhimashada kadib.

Xaqiiq kale ee la txigelinayo waa mida xayawaanada ay qeyb ka yihiin nidaamka abuurka Illaah ee Bilowgii. Illaah wuxuu abuuray xayawaano oo dhahay way wanaagsanyihiin (Bilowgii 1:25). Sidaas darteeda, ma jiraan wax sabab ah sababta aysan u jirin xayawaano ee dhulka cusub (Muujintii21:1). Waxaa sida xaqiiqada ugu badan ay tahay xayawaanada inta lagu jiro boqortooyada la xiriiro (Ishacyaah 11:6; 65:25). Suurtogal ma ahan in la dhaho haddii qaar ka mid ah xayawaanadaan ay noqon karaan xaywaanada guriga ee aan ku laheyn dhulka. Ma ogin in Illaah uu cadaalad yahay iyo in markii aan janada tagno waxaan ku arkeynaa nafsadeena heshiis buuxo ee Go’aankiisa ee arintaan, wax walba oo ay noqon karto.

English



Ku noqo bogga Soomaliga

Muxuu Baybalka ka dhahay galmada guurka ka hor / guurka ka hor jiray?
© Copyright Got Questions Ministries