settings icon
share icon
Su’aal

Yay aheyd xaaska Haabiil? Xaaska Haabiil ma walaashiisaa?

Jawaab


Baybalka si gaar ah uma dhaho cida xaaska Haabiil ay aheyd. Jawaabta suurtogalka ah kaliya waa mida xaaska Haabiil inay aheyd walaashiisa ama ina adeertiisa ama ina adeer weyn, iwm. Baybalka ma dhahayo inta sanno ee uu ahaa Haabiil markii uu dilay Qaabiil (Bilowgii 4:8). Maadaama labadoodaba ay ahaayeen beeraley, waxay inta badan labadoodaba u dhawaayeen dad weyn oo si buuxdo u koray, suurtogal la ah qoysaska naftooda ah. Aadam iyo Haawo xaqiiqdii waxay dhaleen carruur ka badan Haabiil iyo Qaabiil xiliga Qaabiil la dilay. Waxay dhab ahaantii dhaleen carruur badan oo kale markii dambe (Bilowgii 5:4). Xaqiiqda in Haabiil u cabsaday noloshiisa gaarka ah kadib markii uu dilay Qaabiil (Bilowgii 4:14) waxay tilmaantaa in ay jireen carruur kale oo badan iyo laga yaabo xittaa carruurta awoowe ee Aadam iyo ayeeyo Hawo ee mar hore noolaa xiligaas. Xaaska Haabiil (Bilowgii 4:17) waxay aheyd gabadha ama ayeeyada Aadam iyo Haawo.

Maadaama Aadam iyo Haawo ay ahaayeen aadanahii ugu horeeyay (oo kaliya), carruurtooda ma laheyn dooq kale aan ka aheyn inay is guursadaan. Illaah kama xaarintimin isdhaxgalka guurka qoyska illaa markii dambe marka ay jireen dad ku fillan ee ka dhigo guurka mid aan muhiim aheyn (Laawiyiintii 18:6-18). Sababta ee in sinnada maanta inta badan ay sababto hiddaha oo aan caadi aheyn waa mida markii labo qof oo isla hidda ah (tusaale ahaan, walaalka iyo walaasha) ay carruur wada dhalaan, waxaa jiro halis sareyso ee sifooyinkooda dhaxalka ay noqdaan mid badan. Markii dadka ka imaado qoysas kala duwan ay carruur helaan, waxay si sareyso ugu dhowdahay in labada waalidba ay sameynayaan isla wadooyinka dhaxalka. Furaha hiddaha aadanaha wuxuu noqday mid ku sii kordhayo “nijaaseysan” inta lagu jiray qarniyada sida ciladaha hidaha ay bataan, kordhaan, iyo hoos u gudbaan ka bilow qarni ku qarni. Aadam iyo Haawo ma laheyn wax ciladaha hidaha ah, iyo midaas waxay u suurtogaleisay iyo dhoorkii qarniyo ee ugu horeeyay ee faracyada lahaadeen tayo caafimaad dheer ka badan mida aan hadeer haysano. Carruurta Aadam iyo Haawo waxay lahaayeen dhoor, haddii ay jiree, ciladaha hidaha. Sida ay sababtay, badbaado ayay iyaga u aheyd inay isguursadaan.

English



Ku noqo bogga Soomaliga

Yay aheyd xaaska Haabiil? Xaaska Haabiil ma walaashiisaa?
© Copyright Got Questions Ministries